Asha&Shay family
Asha&Shay family
  • 286
  • 7 184 219

Відео

ASHO OO DALQAADAHA LABO KADIG TIIRI SHAY IYO ASAGOO DIDAY
Переглядів 23 тис.4 години тому
Asha iyo Shay dagaal jookta ah
ASHO NINKEDII OO FUROW KUDAWAQAY LIVE ASAGOO KUMANAN FIIRSANAYAN
Переглядів 33 тис.9 годин тому
Asha iyo dramarkan
ASHO IYO MINYARTII OO DAGAAL PART 2
Переглядів 26 тис.14 годин тому
Asha iyo Shay oo maseertay
ASHO OO NINKII SIXIR LOGA WATAY IYO ASHO NIYAD JABSAN
Переглядів 31 тис.16 годин тому
Asha iyo Shay oo sixir
ASHO WAGII AY RAFAADSANEED IYO CAAY LASOCAYAY
Переглядів 15 тис.День тому
Asho iyo Shay drama cusub
ASHO IYO MIYARADHII OO SHAY ISLAKULANSIYAY
Переглядів 30 тис.14 днів тому
Asha iyo miyaradhii oo kulmay
NINKA KUQABO WALALKAA SAAN MAUSAMAYN LAHAA SHAY OO WAXCAAJIB AH
Переглядів 19 тис.14 днів тому
Asha iyo Shay oo manta walalkeed
ASHO OO GO’AN KUGARTAY MAGACA SHAY INAY KASARTO
Переглядів 19 тис.14 днів тому
Asha iyo Shay drama cusub
ASHO DHALAQDII UDAMBAYSAY OO SAKAY SHAY KUDHAWAQAY
Переглядів 28 тис.14 днів тому
Asha iyo drama furow
ASHA IYO SHAY MANTA MASEERTIIR UU USIYAY HADIYAD QAALI AH
Переглядів 22 тис.14 днів тому
Asha iyo Shay oo dagaal
ASHO WUXUU SHAY IYIRII HADII ADD ISBADELI WAYDO
Переглядів 22 тис.21 день тому
Asha iyo Shay iyo maseer cusub
ASHO ILA GOORMEE TOLLOW SHAY RUNTA KA QAARIIN DONTAA?
Переглядів 45 тис.21 день тому
Asho iyo Shay TII ugudarneed
ASHO HADHII UUR DARTII IGUSOLABTAY MANTAN OGANENA UUR MIYA MISE??
Переглядів 29 тис.21 день тому
Asha iyo Shay waali cusub
ASHO OO CADAYMA SO DHIGTAY KADIB MARKII🫢🫢
Переглядів 31 тис.21 день тому
Asha iyo Shay oo cadheema so dhigtay
ASHO IYO DRAMA PART 5 DAWO ILA DHAMAD
Переглядів 35 тис.28 днів тому
ASHO IYO DRAMA PART 5 DAWO ILA DHAMAD
ASHO OO SHAY NAAGTII KALE GURIGA UGU KEENAY IYO WIXII KALAQABSADAY
Переглядів 41 тис.28 днів тому
ASHO OO SHAY NAAGTII KALE GURIGA UGU KEENAY IYO WIXII KALAQABSADAY
ASHA MUCJIISO IYO NINKII DAGAAL CUSUB
Переглядів 37 тис.Місяць тому
ASHA MUCJIISO IYO NINKII DAGAAL CUSUB
NAGKALE MA JIIRTA MISE ANIGA WALLAN?? SHAY MUXUU UU OOYAY??
Переглядів 64 тис.Місяць тому
NAGKALE MA JIIRTA MISE ANIGA WALLAN?? SHAY MUXUU UU OOYAY??
MA ANIGAA NAAGKALE DARTEED GURIGA LAIGA SARAA!!!!😭
Переглядів 50 тис.Місяць тому
MA ANIGAA NAAGKALE DARTEED GURIGA LAIGA SARAA!!!!😭
ASHA IYO SHAY QEEBTII UGUDARNEED IYO ASHO COODSATAY IN LOSODUCEEYO😭😭
Переглядів 55 тис.Місяць тому
ASHA IYO SHAY QEEBTII UGUDARNEED IYO ASHO COODSATAY IN LOSODUCEEYO😭😭
DALASHADII WILKAYGA FAYSAL IYO ANAGOO ISKU OOYAYNA KADIB MARKII UU SHAY IMANWAYAY😭
Переглядів 71 тис.Місяць тому
DALASHADII WILKAYGA FAYSAL IYO ANAGOO ISKU OOYAYNA KADIB MARKII UU SHAY IMANWAYAY😭
UUR IYO NINKII OO KATAGAY WA INKAAR EE XAGEE LAIGA SO HABARAY
Переглядів 64 тис.Місяць тому
UUR IYO NINKII OO KATAGAY WA INKAAR EE XAGEE LAIGA SO HABARAY
WA ARIIN AN KUWARERE EE ILA MAQLA
Переглядів 36 тис.Місяць тому
WA ARIIN AN KUWARERE EE ILA MAQLA
NIN MEEL UCAAD BAA MOODAY INUU IJECELYAHAY ALLA WAAY!!!🙄
Переглядів 217 тис.Місяць тому
NIN MEEL UCAAD BAA MOODAY INUU IJECELYAHAY ALLA WAAY!!!🙄
AROOSKA CAADANKA IYO SHALAYNTA AN KASHALAYAY
Переглядів 24 тис.Місяць тому
AROOSKA CAADANKA IYO SHALAYNTA AN KASHALAYAY
VIDEO GII TIKTOK LAGAWADA QAYLIYAY IYO LABADAN OO
Переглядів 19 тис.Місяць тому
VIDEO GII TIKTOK LAGAWADA QAYLIYAY IYO LABADAN OO
ASHA IYO TEAM IS YAARES OO MANTA ALMITO CUSUB KANAY
Переглядів 16 тис.Місяць тому
ASHA IYO TEAM IS YAARES OO MANTA ALMITO CUSUB KANAY
LAMANAHA QAARNIGAA ASHA IYO SHAY❤️❤️
Переглядів 8 тис.Місяць тому
LAMANAHA QAARNIGAA ASHA IYO SHAY❤️❤️
ASHO OO KININI LUGUWASHO KENTAY
Переглядів 4 тис.2 місяці тому
ASHO OO KININI LUGUWASHO KENTAY

КОМЕНТАРІ

  • @damacibrahimducali2942
    @damacibrahimducali2942 2 хвилини тому

    macasalaamo allaha idinnabad yeelo aamiin❤❤❤❤❤

  • @user-km5pc3wm9t
    @user-km5pc3wm9t 25 хвилин тому

    Soonoqoda idinkoonabad ah❤❤❤❤

  • @user-km5pc3wm9t
    @user-km5pc3wm9t 28 хвилин тому

    Guuuuuuuuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @falastiincabdi5523
    @falastiincabdi5523 52 хвилини тому

    Naagta.hakuutimaado

  • @amirasalah1839
    @amirasalah1839 59 хвилин тому

    Asha move from Michigan Allah move to Texas is very nice place to raise family no headache. You don’t see this bullshit Somalis going after someone’s husband. But also I know your husband is the one to blame

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Годину тому

    Safar salaama

  • @sowdoxusen8073
    @sowdoxusen8073 Годину тому

    abaayo guleyso

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Годину тому

    Aad Baad u quruxbadantahay iska daa waxad quruxbadantaya Marka aad caadiga aad tahay

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Годину тому

    Amxaro iyo soomaliba haday muslin yihiin dhib maleh

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 Годину тому

    Masha allh caasho wey shidan tehee maa usheektaan masha allh barakalllah

  • @HayatAbubakar
    @HayatAbubakar Годину тому

    Safar salamo abayo ❤❤❤

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 Годину тому

    Allaha idin nabad geeyo abaayo adi iyo familka gaba ❤❤

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Годину тому

    Naa caasho state hanaga caayin anaa 20 years degan Minnesota 4 years Ohio 1 year Missouri laakiin Minnesota meel aan ku doorsanayo ma jirto wixii wax hakaynaya waa ayaga laakiin Minnesota waa magaalo Aad u weyn oo horo mar dhan kasta leh welcome to my state

  • @ZeinulaabidinAbuyahya
    @ZeinulaabidinAbuyahya Годину тому

    Aisha raali ahaaw ee walaashaa ninka u ogolaaw

  • @QueenHH252
    @QueenHH252 Годину тому

    Please iso boqda halmar gacanta isara dadkey gow allah dartiisa plz ha idhafin jazakallah ❤❤❤ thank you 😍😍😍 plz 🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @sadiamohamed9669
    @sadiamohamed9669 Годину тому

    Marka hore hoteel kudag markasna usheek oo wac eedadaa oo hadiyada ugee

  • @salmacalibile8735
    @salmacalibile8735 Годину тому

    walaalay adiga qof aadan isku dhaqan ahayn guursatay maxaa laguu sameen karaa, wiil soomaali aha adigaa ka cararay

  • @fadum0hussien282
    @fadum0hussien282 Годину тому

    Guyra sax sis❤

  • @samiramusa8064
    @samiramusa8064 2 години тому

    Asha nagta magalada ugagur

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 2 години тому

    Ninkani dhegaha uduranyihiin maad Masaajidada kuxidhid

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 2 години тому

    Waxan waa ben

  • @aminaabdi7880
    @aminaabdi7880 2 години тому

    Indho adeyg bay dhameysay. Waalidka ay shalay waxay doonto ku lahayd ayey ku leedahay waan u tagayaa. Stress baa ku haya ee caadi iska dhig oo sir yeelo. Edadaa na cafis ka dalbo.

  • @user-bd3ze9gl4l
    @user-bd3ze9gl4l 2 години тому

    Insha all wx walba kheyr ayey noqonayaa

  • @user-bd3ze9gl4l
    @user-bd3ze9gl4l 2 години тому

    Safar salaama qaali nabad ku tag nabad ku soo noqo adiga iyo familkaaga

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 2 години тому

    Ma tukatdi miyaa mise way kaa jaban tahay

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 2 години тому

    Nairobi waa beelo

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 2 години тому

    Karamel mool anaaba degan

  • @Mahdia-kx8rv
    @Mahdia-kx8rv 2 години тому

    Safar Salama ❤❤❤

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 2 години тому

    Maya markii hore ayaad qurux badnay waayo Allah waxa uu abuuray wax ka qurux badan ma jiraan

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 2 години тому

    Garaha iyo am aaradu dad qurux badan

  • @rahmajamac7669
    @rahmajamac7669 2 години тому

  • @madiinashiiq558
    @madiinashiiq558 2 години тому

    wellcom in minneasota

  • @ashahassan3869
    @ashahassan3869 3 години тому

    Balayo.casàr hadana rerer abaha.ayat.so.qarxiin rabata.hayey.hayey.halaiska.jiiro wawarey.haliska.ilaliyo qoftan

  • @fadimaahmed1284
    @fadimaahmed1284 3 години тому

    afsomaaligii maa labadale wn yabee banalkga sidaa uqortid markasta waa sisi kale wll

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 2 години тому

      Walal sujuu hadaan nahay qoraalka af Somaliga ma na qaano waxna Kuma barano af somaliga. Aniga xita goor dhowaan bartay qoraalka afkeena. Inkastoo hadda ciwaankan wax weyn ka qaldanyahiin

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay Годину тому

      @@nastedave9842sax caday usheg😂

  • @rahaabdullahi9796
    @rahaabdullahi9796 3 години тому

    Welcome to Minnesota Aisha qurux❤❤

  • @faadumodahir2883
    @faadumodahir2883 3 години тому

    Safar qeyr qabo allah ha idinka dhigo abaayo ❤❤❤

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 3 години тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 3 години тому

    Masha Allah ilaheey hanii fuudeeyo safarka qaali qurux ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirizakno9273
    @abdirizakno9273 3 години тому

    Abyo video Noga Soo samee UA-camka iyo lacgta a kahesho

  • @saadiahappy7173
    @saadiahappy7173 3 години тому

    Asho video maa arki donan😂😂 Imagine wakiona😂 I wish you all the best ❣️

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay Годину тому

      😂😂😂 I’ll be 💀

  • @KhaaliBashiir
    @KhaaliBashiir 3 години тому

    Asc safar salama dhamantiin

  • @saciidaomar660
    @saciidaomar660 3 години тому

    Masha allah abyo safar salama casho waxan raba mel ankala so xiriro waxba kuweydiin rabaa ama snupkeyga waxaa iigu qoran saciido cumar iga soo qabo plse

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 3 години тому

    Safari salaama mrkd bxeysaan adkaarta sfarka la aqristaa mdeeda kle gbdhaa amaan sii ilmihiiney sdaa iydaa dhibn oo hddana la furay marka waa iga talo iska daa hdalkeeda iyo nolosheedaba waxan waa adduun abyo.

  • @ismahaan12
    @ismahaan12 3 години тому

    Safar salaama Abaayo Guuleeyso INSHAA ALLAH Kheyr Badan Allah bless you

  • @user-vt8ni6pc3e
    @user-vt8ni6pc3e 3 години тому

    Somaliya cashay gabdha somalid aasal ilahay udoraya hooyad waxab haka shagan hooyo waa hooyo ciidkasat taahay qurux cashay dinnat kudhano ayaad akharo aduunb kunafacasah guulso ninka ilasho fuurasad daba haasin naag kaale❤❤❤

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e 3 години тому

    Anyway asha and your family welcome to Minnesota cadey

  • @user-ii6bu9by6z
    @user-ii6bu9by6z 3 години тому

    Safar salamo

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e 3 години тому

    Casho magalada hanaga cayin ya wa magaladan almost waxa daganay 25 years every person loves Minnesota

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 3 години тому

    Sanka io xudunta duro

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e 4 години тому

    Teda kale hadad Minnesota imaneyso maxa nogu shegi weysey an kuso dhaweyne si xun no gashey